Madaxweyne Deni oo u digay dad uu sheegay iney kicinayaan dhalinyarada Puntland

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa digniin adag u diray dad uu sheegay inay kicinayaan dhalinyarada Puntland si ay isaga horkeenaan shacabka iyo maamulka. Hadalkan ayuu sheegay maanta mar ka hadlayey munaasabad lagu daah-furay duullimaadyada Ethiopian Airlines ay ka bilowday magaalada Garowe. Deni ayaa tilmaamay inay jiraan dad doonaya in ay wiiqaan jiritaanka Puntland, iyagoo … Continue reading Madaxweyne Deni oo u digay dad uu sheegay iney kicinayaan dhalinyarada Puntland